
Soomaali channel waxa uu noqday Channelka qudha ee Dhexdhexaada kana madhan qabyaalada Cunsirimada ay ku dhaqmaan Fogaal aragyada kale sida, UNIVERSAL, HORNCAPLE IYO Somaliland , kuwaas oo ay bulshada ku dhaqan goboladan Awdal Salal ay u arkeen in ay yihiin kuwa neceb kana xun horumarka iyo wanaaga ka dhaca goboladan, daneeyana intaas waxa ka soo horjeeda ee Xumaana.
Fogaal Aragan SOMALICHANNEL waa mid mudooyinkii u danbeeyay lagala socday oo qudha wadamada yurubta oo qudha, laakiin iminka waxa si toos ah looga daawanayaa Afrika iyo Australia oo aan horey looga daawan jirin,
Dadwaynaha Reer Borama oo maanta dareenkooda aan ka soo ururinay ayaa waxa ay boqolkiiba boqol soo dhaweeyeen Somalichannel iyo Wariyayaasha Da'da yaryar ee halkan uga soo warama kuwaas oo dhamaantood had iyo jeeraale u tafaxaytan sidii ay dhacdo kasta oo ka dhacaysa gobolada u soo baahin lahaayeen."
Reporter:Jaabir Ali Omer
Borama/Office/Somaliland
boramanews@gmail.com
1 comment:
tramadol 50 mg ultram side effects rash - legal buy tramadol online us
Post a Comment