Monday 24 January 2011

Wilaayada gobolka Banaadir ee Xarakada Al-Shabaab ayaa dadka ka soo barakacay abaaraha u sameysay goobo lagu quudiy

Guddiga gurmadka abaaraha ee Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab gobolka banaadir ayaa maanta sheegay iney sameeyeen illaa saddex goobood oo loogu talo galay in lagu quudiyo dadka soo barakacay abaaraha ka jira gobolada dalka ee ku soo qulqulaya magaalada caasimada Muqdisho, iyagoo nolol raadis ah.
Shiikh Ibraahim Barre Cismaan oo ah gudoomiyaha guddiga abaaraha Wilaayada Al-Shabaab ee gobolka Banaadir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sadexda goobood ee ay ugu talo galeen in lagu quudiyo ay ka fureen degmooyinka dayniile, Yaaqshiid iyo deegaanka Gubadley oo ku yaala duleedka magalada Muqdisho.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...