Monday 24 January 2011

Dadka fuqarada ah ee ku dhaqan gobolka J/dhexe ayaa ka faa’iideysanaya

Seko qeybin Maamulka Al Shabaab uu bilaabay Waaxda Sakawaatka Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab eegobolka J/dhexe ayaa ka bilaabay deegaano ku yaala gobolkaas mashruucloogu talo galay in dadka masakiinta ah loogu qeybiyo xoolo seko ah oodhowaan laga soo ururiyey xoola dhaqatada gobolkaas ku nool.
Madaxa Waaxda Sakawaatka Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab eegobolka J/dhexe Shiikh Maxamed oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegayin mashruucaas ay maanta ka bilaabeen deegaano ku yaala duleedkamagaalada Bu’aaale halkaasoo uu sheegay in xoolo isugu jira Lo. Ari,iyo Geel ay ugu qeybiyeen dad aad u fara badan oo masaakiin ahRead More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...