Saturday, 29 January 2011

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandheeyey Golihiisa Wasiirada.

sidaasina waxaa lagu sheegay Warqad Digreeto ah oo kasoo baxday Xafiiska...

Hargaysa(GNS):-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed .Cabdiraxmaan (Faroole) ayaa la sheegay in uu maanta isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa Wasiirada,waxaana xilalkii uu ka qaaday Afar Wasiir oo ka tirsan golihiisa Wasiirada halka uu magacaabay Wasaaradahaas Wasiiro cusub.
.

sidaasina waxaa lagu sheegay Warqad Digreeto ah oo kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ee taariikhaysnayd 28-ka January sanadka 2011.

Digreetadaasina waxay u qornayd sidan:-

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaadhsiinta (Axmed Cali Askar).

Wasiirka Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,dhalinyarada iyo Isboortiga (C/weli Xirsi Cabdulle-Indha Guran).

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka (Eng.Maxamuud Xaaji Saalax).

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo garoomada (Cali Axmed Gamuute). Read More

No comments:

Coronavirus Is Battering Africa’s Growing Middle Class

From Kenya to Nigeria, South Africa to Rwanda, the pandemic is decimating the livelihoods of the once-stable workers who were helping ...