Saturday 29 January 2011

Kulan Qarsoodi ah oo dhexmaray Shariif Xasan iyo Cali Geedi Maxay Kawada Hadlayn (Top News)

Kulan aan la shaacin ayaa waxa dhexmarayo Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan iyo Ra’isal wasaarihii hore Xildhibaan Cali Maxamed Geedi kaas oo ka dhacay Magalada Nairobi ee Wadanka Kenya.
Shariif Xasan iyo Cali Geedi ayaa la sheegay iney ka wada hadleen arimo ku aadan isbadalka siyasadeed ee la flayo inuu ka dhacayo Soomaaliya, marka dowlada federalka KMG uu waqtiga ka dhamaado August-da soo socoto.

Labada masuul oo in muddo ah kulmin, kana dhexeeyay khilaaf balaaran oo ka bilwoday markii gudoomiyanimadda Baarlamaanka laga qaaday Shariif Xasan dowladii uu Ra;usal wasaaraha ka ahaa Cali Geedi, waxa iminka u egtahay iney iminka heshiis noqonayaan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...