Muqdisho RBC Radio) Amiirka xaradaka AL-Shabaab ayaa markii ugu horaysay waxa uu ka hadlay ficilada ad adag oo ay ciidamada Al-Shabaab kula kacaan dadka shacabka ah Soomaaliyeed.
Axmed Gudane oo ku magacdheere Sheekh Muqtaar C/rixmaan Abuu Subayr ayaa waxa uu sheegay in aan loo baahnayn in dadka Soomaaliyeed ee islaamka ah in la nacsiiyo islaamka.
Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in dadka loo naxariisto isla markaan aan lagu qasbin in ay dadku kabaxaan diinta islaamka ama ay nacaan islaamka.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment