Gudiga Abaaraha Soomaaliya (GAS) ee xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho, loona aas-aasay u gar-gaarka dadka abaaruhu ku dhifteen kuna tabaaleysan gobolada Dhexe iyo kuwa Koonfureed ee Soomaaliya ayaa waxaa ay baaq taageero gacan siin dhaqaale ah u dirayaan qurba-joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda.
Maalin walba waxaa gaajo iyo haraad ugu dhinta gobolada Dhexe iyo kuwa Koonfutreed ee Soomaaliya caruur, waayeel iyo xoolo kuwaasoo ay abaaro ba`an ku dhifteen islamarkaana aan haysan wax gar-gaar ah, xoogaagii mucaawinana laga joojiyay.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment