Minneapolis: Abdi mahaxamed Ilay oo ay doolada Itoobiya u dooratay Madaxweynaha Kililka Shanaad ayaa booqashadiisii ugu horeyey Ee Maraykanka ka bilaabay goblka Minnesota oo ay Soomaali baaxd weyne degan tahay isagoo raba in uu ka helo kaalmo wada shaqayan dadka ka soo geeda Soomaali Galbeed ama Ogadeeniya.Wuxuuse kala kulmay Diidmo xoogweyn oo ay dadku ku soo bandhigeen Diidmada imaanshihiisa iyagoo banaanbax xoogle ku muujiyeye goobtuu ku qabanayey shirka waxaa Video gan soo duubay Bahada Soomaali TV waxaan kaloo idiin haynaa Waraysi uu Wiilwaal ka qaday Dhaliyarada soo qabanqabisay Mudaharaadka ee Somali Voices Radio ka dhegayso Hoos isagana.
Somali Voices Radio Halkan ka Dhegayso
No comments:
Post a Comment