Sunday 9 January 2011

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hiiraan State oo Maanta Magacaabay Golihiisa Wasiirada (Akhri Liiska)

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Hiiraan State Maxamuud Cabdi Gaab ayaa maanta soo bandhigay liiska golihiisa wasiirada kuwaasi oo ka mid noqonaya maamulkiisa.
Liiskan oo ka koobannood 37 xu ayaa isugu jira wasiiro, masuuliyiinta xafiisyada maamulka qaar ka mid ah iyo saraakiisha ciidamada kuwaasoo sida liiska lagu xusay ka mid ah dadka ka soo jeeda deegaanada Hiiraan.
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Hiiraan State oo nuqul ka mid ah uu u soo gaaray RBC Radio ayaa sidan u qornaa:-Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...