Tan iyo markii shaaca laga qaaday maalintii shalay in MG Puntland uu jaray xiriirkii uu la lahaa Dowladda Kumeel-gaarka ah ee Soomaaliya, ayaa arrintani waxay noqotay hadal-heyntii ugu dambeysay ee qurba joogta Soomaalidu aad uga doodeysay.
Maqaalkeyga oo ku saabsanaan doona sida qurba-joogta Puntland u aragto qaraarkan ayaa waxay aragtiyo kala duwan ka bixinayeen go’aanka ay Puntland ka qaadatay DKMG ah. Qurba-joogtan waxay go’aankan u aheyd fallaar waqti badan ku tagneyd oo laga siibay, halka dadka qaar ay ku tilmaamayeen in go’aankani yahay xanuun-bi’iyaha loo yaqaan PANADOL.
Qurba-joogta Puntland intooda dagan magaaladan Melbourne, oo ahaa kuwa aan la kulmay waxaad mooddaa in ay ka duwanaayeen kuwa kale. Maadaama madaxda ugu sar-sareysa Puntland ay magaaladan mar ku noolaayeen. Wanaag & xumaan wixii ay sameeyaana waxay u arkaan in iyaga ugu soo hormareyso.
Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...

No comments:
Post a Comment