Monday 10 January 2011

Soomaaliland Oo Fariisimo Ciidan Ka Dhigatay Deegaankii Lagu Diriray Ee Kalshaale

Hargeysa (RBC Radio):- Maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqey in deegaankii ay ku dirireen beelaha ee Kalshaale laga bilaabo maanta ay ciidamada maamulkaasi uu ka dhigan doono fariisin ciidan.
Wareegto ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxaa lagu cadeeyay in deegaanka Kalshaale laga mamnuucay in ay guryo ka dhistaan beelihii halkaasi ku diriray oo uu deegaankaasi noqon doono meel ka caagan dadka rayid ah oo ay leeyihiin ciidanka maamulka Soomaaliland.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...