Saturday 17 December 2011

Daawo Sawirada Hubkii Kenya looga qabsaday Dagaalkii Xayo (Q.1-aad).


Written by Administrator on .
somalimemo.netWarbaahinta Islaamiga ayaa maanta soo bandhigaya muuqaallo xaqiiq ah oo lagasoo qaaday dagaalkii taariikhda galay ee Xayo.

Hadaba Akhristayaasha ayaan horay ugu balan qaadnay in aan Sawirro iyo Flim kasoo qaadnay dagaalkii Xayo balse aanan dhaqsi kusoo gudbi karin sababa laxariira dhulka lagu dagaalamay oo ah meel aan Internet lahayn islamarkaana isku socodka Xayo iyo Magaalooyinka kala ay yihiin kuwa kala go'an oo aysan gaadiidku si fudud kusoo mari karin sababa laxariira Biyaha xareedda oo jaray wadooyinka.

Hadaba maanta waxaan soo gudbinaynaa sawirada Dagaalkii Xayo halkaasi oo cadawga loogu dhigay cashar lama ilaawaan ah.

Hubkan farahabadan ee aad hoos ku arki doontaan ayay ciidamada mujaahidiintu ku qabsadeen dagaalkii Xalay ka dhacay taariikhdu markii ay aheyd 2-dii November 2011.
FG: Sawirada Gaadiidka Dagaalka ayaan wadnaa Insha'allaah

somalimemo.net

somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net

somalimemo.net
somalimemo.net

somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...