Wednesday 21 December 2011

Sheekh Abuu Zubeyr oo Wareysigii ugu horeeyay siiyay Warbaahin Afka Soomaaliga ku hadasha.


Written by Administrator on .
somalimemo.netMarkii ugu horeysay Amiirka ugu sareeya mujaahidiinta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa bixiyay wareysi gaar ah oo uu siiyo warbaahin islaami ah oo Afka Soomaaliga ku hadasha.

Idaacadda Islaamiga Andalus oo ah warbaahin xaqiiqda dalka kajirta soo tebisa ayaa wareysi gaar ah layeelatay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr wareysigaasi oo ka dhigan midkii ugu horeeyay ee uu bixiyo Sheekh Abuu Zubeyr.

Maanta saacaddu markii ay ku beegneed 2:01 Daqiiqo waqtiga maxaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus lagasii daayay Ogeysiis dhagaystayaaha Idaacadaasi lagu ogeysiinayo in uu jiro doono barnaamijka Kulanka gaarka ah oo lagu wareysan doono Abuu Zubeyr.

Waxaa lasoo daayay hordhaca wareysiga Sheekh Mukhtaar wuxuuna ka hadlayaa arrimo dhowr ah sida dareenka Hogaanka ee dhanka shuhadada,kaalinta warbaahinta islaamiga ah uga jirto jihaadka Somaaliya.

Wareysigan lala yeeshay Abuu Zubeyr oo noqonay midkii ugu horeeyay oo ay warbaahinta caalamka layeelato Amiirka Shabaabul Mujaahidiin waxaa labaahin doonaa Habeenka Sabtigu soo gelayo insha'allaah

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...