Wednesday 21 December 2011

War deg deg ah: Gaadiid dagaal oo Kenya looga gubay meel ku dhaw Dhoobley.


Written by Administrator on .
somalimemo.netQarax ay ku halaagsameen ciidamo Kenyaati ah ayaa goordhaw ka dhacay wadada isku xirta deegaanka Taabto iyo Dhoobley ee wilaayada Jubbada Hoose.

Sarkaal sare oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw SomaliMeMo lasoo xariiray wuxuuna sheegay in khasaara xoogan ay gaarsiiyeen ciidanka Kenya ee Somaaliya kusoo duulay.

Qarax Miino ayaa laxaqiijiyay in uu gubay gaari Beebe ah oo ay wateen ciidanka Kenya waxaana halkaasi ku dhintay Sedax Askari.

Sarkaalkan katirsan Shabaabul Mujaahidiin wuxuu intaasi ku daray in waxyeello xoogan ay gaartay gaari kale balse waxa laxaqiijin karo ay yihiin in gaari Beebe ah gubtay Askar badana ku dhinteen.

Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa Insha'allaah

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...