Thursday 22 December 2011

Shirka Wadatashiga Oo Maalintii Labaad Ka Socda Garoowe

Shirka Wadatashiga Oo Maalintii Labaad Ka Socda Garoowe

Share
Garoowe (RBC) Waxa maanlintii labaad maanta oo khamiis ah ka socda magaalada Garoowe ee xarunta Punatland shirka wadatashiga ee ay yeelanayaan maamulada ka jira dalka.
Shirka oo shaley galinkii dambe ka furmay jaamada PSU ayaa waxa furitaankiisa ka hadlay madaxweynayaasha DKMG ah, Puntland iyo Galmud siddoo waxa ka hadlay furitaankiisa ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Guddoomiyahii hore ee baarlamaanka, ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya.
Shirka shaley waxa lagu magacaabay afar guddi oo ka soo baaran daga sidda ugu fudud ee looga gudbi karo KMG ah iyo in la sameeyo dastuur cusub oo uu yeesho dalka Soomaaliya marka la gaaro bisha Auguest sanadka dambe 2012
Shirka maanta waxa si rasmi u furmay maanta barqadii walina waa uu socda. siddoo kale waxa soo dhameestirmay ergada ka qeybgaleysa oo dhamaan shaley soo gaaray Garoowe.
Wixii ku soo kordha shirka iyo warkiisa waxa aad kala socon kartaa RBC Radio
RBC Radio
—————-
Xafiiska Wararka Garoowe

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...