Qarax ay ku halaagsameen ciidamo Kenyaati ah ayaa goordhaw ka dhacay wadada isku xirta deegaanka Taabto iyo Dhoobley ee wilaayada Jubbada Hoose.
Sarkaal sare oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw SomaliMeMo lasoo xariiray wuxuuna sheegay in khasaara xoogan ay gaarsiiyeen ciidanka Kenya ee Somaaliya kusoo duulay.
Qarax Miino ayaa laxaqiijiyay in uu gubay gaari Beebe ah oo ay wateen ciidanka Kenya waxaana halkaasi ku dhintay Sedax Askari.
Sarkaalkan katirsan Shabaabul Mujaahidiin wuxuu intaasi ku daray in waxyeello xoogan ay gaartay gaari kale balse waxa laxaqiijin karo ay yihiin in gaari Beebe ah gubtay Askar badana ku dhinteen.
Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa Insha'allaah

No comments:
Post a Comment