Tuesday 10 January 2012

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun


Dhamaan dadka hoos ku xusan waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan dhamaan qoyskaQoyska Reer Garaad Cismaan Garaad Cali  iyo Garaad Cabdimalik Garaad Cismaan(Janan) , Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee, Marxuummo hooyo Qaayibo Xuseen Maxamed oo ku geeriyootay magaalada Jigjiga, ee dawlad deeganka Somaalida ee Itoobiya.

Waxa aanu Eebbe uga baryaynaa in marxuumada uu janadii ka waraabiyo, qoyskii iyo ehelkeedana samir iyo Iimaan ka siiyo.
 
1-Cabdi yoonis xasan iyo qoyskiisa US
2-Xabiiba Muxumed Xasan iyo Qoyskeeda US
3-Khadar xaaji Ismaaciil US
4-Daahir Aadan iyo Qoyskiisa CANADA
5-Abshir Cali Muxumed US
6-Cabdisalaan cismaan yusuf iyo Qoyskiisa US
7-Axmed Daahir yusuf  iyo Qoyskiisa US
8-Tufaax Cali yoonis US
9-Haybe cismaan yoonis US
10-Jamiila Cabdi Warfaa Iyo qoyskeeda US
11-Najaad xaaji Abiib iyo Qoyskeeda US
12-Caasha  Axmed iyo Qoyskeeda US
13-Xasan Mawliid Askar Iyo Qoyskiisa US
14-Ibraahin Ciise Xaashi iyo qoyskiisa US
15-Bedri xaaji Ismaaciil CANADA
 
Aamin Aamin Aamiin
 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...