Sunday 8 January 2012

Kulan Looga Hadlaayey Adkeynta Amniga gobolka Bari oo Boosaaso Ka Dhacay [Sawirro+Cod].


 
Share
Boosaaso[RBC Radio] Kulan balaaran oo looga hadlayey Xoojinta iyo ka shaqeynta amniga gobolka Bari ayaa ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose ee magaalada Boosaaso ,kaas oo bulshada loogu baaqay in ay  ka shaqeeyaan nabadgelyada guud ee gobolka.
Kulan ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax,Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan,Duqa degmada Boosaaso Xassan Cabdalla Xasan iyo Xubno kamid ah golaha Shacabka degmada Boosaaso.
Sidoo kale kulanka ayaa waxaa ku sugnaa culimada ugu waa weyn Puntland sida  Sheikh Cabdiqaadir Nuur Faarax,Shiekh Axmed Daahir Aw-Cabdi  iyo iqeybaha kala duwan ee bulshada Boosaaso.Continued

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...