![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Thursday, 13 December 2012 23:44 |
![]() Gabar Soomaaliyeed oo degan Dalka Sweden ayaa Saxaafadda dalkaas u sheegtay iyadoo ka faa'ideeysanaysa maalintii xasuuska dunidda ku reebtay ee 12-12-12 inay go'aansatay inay guurkeeda ku beegto iyadoo nasiib-darro guursatay Gaal cajuus ah kuna nikaaxsatay Diintiisa Kirishtaanka ah.![]() Caruusadan Soomaalidda iyo Gaalkan cajuuska ah ayaa Arooskooda waxaa goob-joog ahaa oo isku nikaaxiyay Wadaad lamaanaha Qudbo-sirada isku guursanaya Diinta Masiixiga ah isku guuriya.Falkan foosha xun ee Gabadhan ay ku guursatay Gaalkan Cajuuska ah ayaa waxaa ka carooday asxaabteeda iyo ehelkeeda,iyagoo ku canaantay hadiiba ay guursanayso inay marka hore Muslimiso kadibna Diinta Islaamka isku guursadaan,balse nasiib-darro waxay si khalad ah u fahantay micnaha waqtiga 12-12-12 iyadoo asxaabteeda ugu faantay inay waqtigan ku beegtay guurkeeda dhibna aysan u arag inay Gaal Cajuus ah guursato,maadaama ay iyadu ku qanacsantahay si ay Rikoorka Lamaanaha isguurasanayay 12-12-12 ay Guurkeeda Gaalnimada ay ku guursatay ku beegto.Daawo:Shacabkamedia:
Adobe Flash Player not installed or older than
|
No comments:
Post a Comment