![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Saturday, 08 December 2012 01:11 |
![]() Sawir-qaade u dhashay Mareykanka oo lagu magacaabo Amateur Mark ayaa sawiro mucjiso ah ka qaaday Nibiri kolka uu neefsanayo neeftiisa dab iyo holac neefsada,waxaana arintan lagu tilmaamay arin mucjiso ah oo ka yaabisay dhaqaatiirka ku taqasustay neefsashadda Nibiriga.![]() Nibirigan mucjisada ah ayaa ku nool Gobolka Alaska ee Mareykanka,iyadoo hadda ay u soo daawasho-tagaan kolka uu neefsanayo dadweyne badan oo Gobolkaas ku sugan oo xiiseynaya Mucjisadaan (Miracle)inay indhahooda ku arkaan,inkastoo looga digay dalxiisayaasha Nibirigan u soo daawasho-tagay inaysan dhibaato dhinaca araga ah gaarsiin Nibirigan,maadaama Kaameeriyoon iyo Aflaan laga duubanayo kolka uu neefsanayo.Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment