![]() | ![]() | ![]() |
| Written by Administrator |
| Tuesday, 25 December 2012 01:35 |
![]() Mudooyinkii ugu danbeysey waxa soo badanayey hadalo ay warbaahinta qaar in badan ku soo celiceliso iyo muran aan jirin oo ku saabsan muddada halka sanno ee Xukuumadda u dhiman oo ku tilmaamen muddo kororsi.
Ismida Puntland oo goob joog ka ahaa ansixinta Dastuurka Puntland iyo lifaaqa lasocda horeyna u soo xulay Ergadii ansixisay dastuurka Puntland ee 500-qof ku dhaweyd oo ka wakiilka aheyd dhamaan Shacabka Puntland.
Ama Daawo:Isimada Puntland oo ansaxiyay Dastuurka iyo sanadka Xukuumadda Faroole loogu daray:
Puntlandi+Allidamaale+Shacabkamedia
Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
| Last Updated on Tuesday, 25 December 2012 05:42 |





No comments:
Post a Comment