![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Wednesday, 26 June 2013 11:27 |
![]() Nin Sixroole ah oo dalka Ingiriiska u dhashay ayaa ka yaabsaday Dadka ku dhaqan Magaaladda London iyo Caalamka,kadib markii uu Bas isagoo Gacan keliya saartay,halka lugihiisa iyo Gacantiisa kale aysan dhulka taabanaynin,waxaadna la yaabaysaa qaabka uu Sixroolahan indha-sarcaadka u sameeyay.Dadweynaha magaaladda London ayaa Moobeeyladda sawiro iyo Filin uga qaadanayey Ninkan indho-sarcaadka ku caanbaxay ee lagu naaneeso Dynamo balse lagu magacaabo Steven Frayne.Riix:oo Daawo:Sixroolahan ka yaabiyay Reer London |
No comments:
Post a Comment