![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Monday, 17 June 2013 10:55 |
![]() Xildhibaan Cabdi-Xoosh Jabriil oo xalay ka carooday qaabkii Sirdoonka Kenya ula dhaqmeen,ayaa isagoo ka dhargay Khamri Hotelka uu degan-yahay ee (Serena-Hotel)tuugo Keenaayaati ah baarteen,xili uu saqraansanaa cirkana marayayey.Dhacaan loo geystay Xildhibaanka ayaa ku soo aaday xili 3-ka tirsan Sirdoonka Kenya ay handadeen Xildhibaano ay ka mid yihiin C/laahi Goodax Bare iyo Xuseen Carab-Ciise oo ka mid ahaa Xildhibaano doraad aflagaadeeyay Madaxda Jubbaland-State iyo Ciidamadda Kenya ee Jubbaland ku sugan.Xildhibaankan ayaa sidoo kale si xoog ah looga qaaatay Saacad iyo Jaakad-Suud ah uu xirnaa iyo Kooyihii kabaha uu ku lebisnaa,wuxuuna eedan tusha uga tuuray markii uu saaka soo baraarugay Sirdoonka-Kenya,inkastoo shaqaalaha Hotel-Serena ay xaqiijiyeen in nimanka dhacay Xildhibaanka xiligii uu cabsanaa ay ahaayeen Tuugo-Keenyaatiga ah nooca loo yaqaan Joqoraa,maadaama Kooladii ay dhuuqayeen laga helay meel u dhaw goobtii lagu furtay Xildhibaanka cabsanaa.Riix:oo Akhriso Maqaalkii aan ka qornay Xildhibaano Xalay Nairobi lagu garacaayXildhibaano ay ka mid yihiin Xuseen Ciise Carab,C/laahi Goodax Bare iyo Xildhibaankan ay tuugta-Keentaatiga dhaca u geysteen ayaa la filayaa inay boorsooyinkooda ka xir-xirtaan Magaaladda Nairobi,maadama hadda ay ogaadeen inay af-libaax galeen oo ay eedeen shirkii jaraa'id ee doraad lagu eedeeyay Jubbaland iyo Ciidamadda Kenya,waxayna ku xisaabtamin in Jubbaland dad qaraabo iyo xigto la ah ay xilal-sare ka hayaan Dawladda Kenya awoodna ay u leeyihiin inay Nairobi ku bahdilaan.Riix:oo Akhriso Maqaalkii aan ka qornay Xildhibaano Xalay Nairobi lagu garacaayShacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment