![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Friday, 28 June 2013 18:52 |
Taliyihii Ciidamadda Dawladda Federaalka u soo magacowday Jubbaland Cabaas-Talxe oo ku xiran Xabsi KMG-ah oo Degmadda Dhoobleey ku yaal,xili loo waday Degamadda Wajeer-Kenya ayaa ka warbixiyay qaabkii Ciidamadda Kenya ula dhaqmeen,isagoo sheegay inay si xun u bahdileen jeego-dharbaax iyo dhangadna kala daaleen,maadaama uu ka horyimid siyaasada Maamulka Jubbaland,isagoo Shacabka Jubooyinka ugu baaqay inay iska xoreeyeen Reer uu ku soo sheegay in loo gumeynayo Soomaalidda Jubooyinka oo loo fasirtay Beesha-Kablalax-Daarood.Riix:oo Dhagayso Cabaas-Talxe oo ka hadlaya qaabkii Foosha-xumaa ee Kenya u bahdishay fariina u-diray Shacabka JubooyinkaShacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment