![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Saturday, 12 October 2013 19:27 |
![]() Daawo:Haweenay loo diiday inay ku dhasho Isbitaalka oo ku umushay beer ku taal albaabka hore ee Isbitaalka,waxaana haweenaydan dibadda loo saaray kadib markii kalkaaliyasaaha ay ku andacoodeen inaysan buuxin 9-bilood,balse markii ay dibadda u soo baxday ayay dareentay inay fool qabatay,iyadoo cunug dhashay daqiiqado kadibHaweenaydan ayaa u dhalatay Dalka Mexico,waxaana hadda bilaabatay dacwad lagu soo oogay Isbitaalka diiday inay umuliyaan,iyadoo hadda Dadweynaha Mexico oo dhacdadan ka daawaday Saxaafadaha cambaareyn u soo jeediyay Maamulka Isbitaalka oo lagu eedeyay inay u dhaqmeen si mas*uuliyad darro,qatarna geliyeen hooyadan umushay iyo cunigii ay dhashay oo qof wadada marayay sawir ka qaaday,xili Cunuga Mandheertiisa ay ku dhagan-tahay xundhurta caloosha Hooyadiis,wuxuna sawirkan noqday midka ugu hadal-heynta badan Caaalamka.Riix:oo Daawo:Haweenay ku umushay Isbitaalka hortiisa,kadib markii loo diiday in laga dhaliyo.Ama Hoos ka Daawo:Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment