Friday, 20 May 2016

War-Murtiyeed: Dawladda Puntland oo sheegtay in aanay aqbali doonin in wax laga beddelo heshiisyadii siyaasadeed ee hore loo gaarey


Garowe-(RBC Radio)-Dawladda Puntland ayaa sheegtay in aanay aqbali doonin in wax laga beddelo heshiisyadii siyaasadeed ee hore loo gaarey waxaana sidaas lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha wasiiradda Puntland.
shirka-xukuumadda-page0001
___
RBC Radio

No comments: