Thursday 26 August 2010

AMISON iyo Hagaanka sare ee dowlada oo shaki xoogan soo kala dhax galay iyo dagaakii ciidamada dowlada oo qaabiil loo dagaal galinaayo

AMISON iyo Hagaanka sare ee dowlada oo shaki xoogan soo kala dhax galay iyo dagaakii ciidamada dowlada oo qaabiil loo dagaal galinaayo
Hogaanka sare Dowlada Soomaliya iyo Saraakiisha sar sare ee AMISON ayaa waxaa soo kala dhax galay qilaaf xoogan kadib markii looga shakiyey dowlada iyo xoogaga islamaiyiinta in uu ka dhaxeeyo xiriir hoose ee keenay in hubka ay ku dagalamayaan intoobadan uu noqday hubkii dhawaan dowlada Soomaliya loogu deeqay iyadoona la sheegay xataa sirta dagaalka in ay gudbiyaan madaxda sar sare ee Dowlada
Masuul sare oo ka tirsan dowlada kana gaabsaday in la shaaciyo ayaa sheegay in madaxweynaha iyo qaar badan oo ka tirsan dowlada looga shakisanyahay in ay la shaqeyaan xoogaga Alshabaab kuwaa oo siiyo baa lagu yiri war bixinta dhaqaalo iyo hub casri .
Kala shakinta dowlada iyo saraakiisha AMISON ayaa timid kal hore sidoow noo sheegay masuulka sar sare iyadoona madaxweynah lagu eedeeye ciidankiisa gaarka ahaa ee xiligii maxkamadaha ay xiligaan yihiin kuwa dagaalka kula jira dowlada ee taageersan xoogaga AlshabaabSII Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...