Galgala:(Allpuntland)-Madaxweyne xigeenka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Jen,Cabdisamed Cali Shire ayaa beeniyey Warar maalmihii lasoo dhaafay la’isla dhexmarayey oo sheegayey in Tobonaan katirsan ciidamada Amaanka ee dawlada Puntland ay u goosteen xagga Malayshiyaad Hogaamiyaha ay Puntland ku eedayso inuu Xiriir dhow la leeyahay Alshabaab ee Atam,Waxaana uu madaxweyne xigeenku uu wararkaas ku tilmaamay kuwo been abuur ah oo lasoo dhoodhoobay.
Jen,Cabdisamed Cali Shire ayaa sheegey in Ciidamada Dawlada Puntland aysan marna ka suurtoobin falalka noocaas oo kale ah,waxaana uu sheegey in Ciidamadiisa ay ka go’antahay inay qaranka u shaqeeyaan islamarkaasna hortaagnaadaan cidkasta oo wada falal Amnixumo oo dalka khalkhal ku abuuraysa.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment