Thursday 26 August 2010

Galgala:Madaxweyne Xigeenka Puntland & Saraakiil Weli kusugan Galgala lanahadashaday Ciidamada Halkaas jooga…(Warbixin). 26. august 2010

Galgala:(Allpuntland)-Madaxweyne Xigeenka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Jen,Cabdisamed Cali Shire & Tiro kamid ah Wasiirada & Hay’adaha kaladuwan ee Quseeya Amaanka & Arimaha Ciidan ee Puntland ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay kusugnaa Jiida Dagaalka ee Galgala halkaas oo ay kulamo Xasaasi ah kula lahaayeen Waxgaradka deegaanadaas & Ciidamada kaladuwan ee Mudadii lasoo dhaafay kusugnaa Jiida Galgala.

Jen,Cabdisamed Cali Shire & madaxda kale ee safarka ku wehelisa ayaa xalay & Maantaba khubadbado kaladuwan oo xasaasi ah ujeedisay Ciidamada kaladuwan ee Jiida dagaalkas kusugan,waxaana ay ku gubaabiyeen inay ka qeybqaataan Amniga dalka islamarkaasna ay la dagaalamaan Kooxda Alshabaab ee kusugan weli meelo kamid ah Bariga fog ee Puntland.

Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...