Weerarkan ayaa markii dambe sababay in xoogag Shabaab oo lagu qiyaasay 7 nin inay gudaha u galaan hotelka isla markaana ay rasaas ka bilaabaan gudaha hotelka.

Muuqaalka hotel MUNO
Weerarka tacshiirada ah ayaa socday qadar 2 saacadood ah oo ay gudaha hotelka ka sictay rasaasta, waxaana illaa hadda inta la og yahay ku geeriyooday 34 ruux oo ay ku jiraan;
6 Xildhibaan oo ka tirsan barlamanka KMG
5 sarkaal oo ka tirsan DKMG
Ilaalada hotelka
Rag ka mid ah kooxda weerarka fulisay (oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab)Read More
No comments:
Post a Comment