Hargeysa(iftin news)01/08/2010 Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta ku gacan saydhay Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Cali Ducaale inuu kala wareego lacag lagu qiyaasay inay gaadhayso 21 Milyan oo Dollar oo dayn ah oo uu sheegay in lagu leeyahay XukuumaddaWasiir Maxamed Xaashi Cilmi ayaa diidmada Deynta lagu wareejiyay ku sheegay mid sharci daro ah isla markaana aanu aqbalayn la wareegideeda ilaa inta laga keenayo cadaymo macquul ah oo uu ku qaato, waxaanu munaasibadii uu xilka kula wareegayay ku diiday inuu saxeexo Ducumant’gii uu Wasiir Cawil ku soo diyaarsaday DeymahaSII AKHRI
No comments:
Post a Comment