Saturday 28 August 2010

Dilal Kale oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Boosaaso

Boosaaso (RBC) Dilal hor leh ayaa maanta iyo xaley gudaha magaalada Boosaaso loogu geystey dad kala duwan oo ku sugnaa magaalada.
Barqanimadii maanta ayaa askari ka tirsan ciidamada amniga magaalada waxaa toogasho ku dilay niman hubeysan oo aan la garan. Dilka askariga ayaa ka dhacay wadada suuqa caanaha ee bartamaha magaalada Boosaaso.
Sida ay RBC u sheegeen goob joogayaal waxaa askariga la dilay uu ku lebisnaa dharka ciidanka ee tuutaha markii la tooganayey. Dadkii dilkaasi geystey ayaa ka baxsaday goobta.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...