Monday 30 August 2010

Khasaare Xoog Leh Oo Ciidamada Puntland Maanta ka Soo Gaaray Dagaal Galgala Ka Dhacay

8 ka tirsan ciidamada Puntland ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka magaalada Galgala, kadib markii ay ciidamada Puntland ay weerar ku qaadeen fariisimada ay degan yihiin ciidamada wax iska caabinta ee Sheen Maxamed Siciid Atam.

warku wuxuu intaas ku darayaa in ay jiraan dhaawacyo soo gaaray ciidamada Puntland, iyadoo taliyihii ciidamadaas la sheegay in uu qabo dhaawac halis ah.

ciidanka weerarka qaaday ayaa la sheegay in ay ahaayeen ciidan khaash ah oo ka kooban Istaafyada Wasiirada Warsangeli ee gulufka colaadeed kula jira ciidamada Sheekh Atam, waxaana la xaqiijinayaa in ay ciidamda dhintay qaar ka tirsani ay ahaayeen ilaalada gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Gudaha Jen. Ilko Jiir iyo Wasiir ku xigeenka Amniga Cabdi Jamaal.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...