Warar laga helayo xarunta dhexe ee Maamulka Puntland ee magaalada Garowe ayaa shaaca ka qaaday in taliyihii ciidanka Daraawiishta Puntland Col. Siciid Cabdi Faarax (Tuutaweyne) uu shalay xilkii iska casilay.

Illaa haatan ma jiraan warar faahfaahsan oo ka soo baxay dhinaca xukuumada oo la xriira arintan, hase ahaatee saraakiil ku dhow taliska ciidanka Puntland ayaa ku xogwaramay in iscasilaada taliye Siciid Tuutaweyne ay ka dambeysay ismaandhaaf soo kala dhexgalay isaga iyo madaxweyne C/raxmaan Faroole.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment