Sunday 22 August 2010

Garoowe:"Dagaal waa la galaa Waana la dhintaa,Waxaase xun in laboqo."Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland oo si kulul uga hadlay xaalada Galgala.

Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hor'umarinta reer miyiga ee dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa markii ugu horaysay si kulul uga hadlay Xaalada deegaanka Galgala oo todobaadyo kahor ay dawlada Puntland si wood ah ula wareegtay,Waxaana uu Wasiirku sheegey in Galgala Dagaalkii ay dawladu ku qaaday uu ahaa mid loo baahnaa islamarkaasna aysan dawladu

Jen,Ilkajiir wuxuu sheegey in Amaanka Puntland ay khalkhal balaaran ku hayeen koox yar oo uu sheegey inay yihiin Argagixiso islamarkaasna laga soo abaabulo koonfurta dalka Soomaaliya,waxaana uu Wasiirku sidoo kale sheegey in Dawlada Puntland & shacabkeedu aysan u dulqaadanayn kooxdan yar oo uu sheegey inay Falal Argagixisonimo dalka & dadkaba ku hayaan doonayaan inay Puntland amaankeeda afka ciida u daraan,Wuxuuna Shacab reer Puntland ugu yeeray inay xukuumada lashaqeeyaan.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...