![]() |
Ciidamaad AMISON ayaa amarka dagaalka dowlada kuw areejiyey hogaamiyaasha kooxaha Muqdisho iyadoona ciidamada hadda tooska dagaalka ugu jira yihiin kuwa ka amar qaato ciidamadii Muuse ,Maxamed Dheere ,Qanyare ,Indhacade iyo Cadqeybdiid
Ciidamadii hogaamiysha dagaalka ee Muqdisho ayaa xiligaan ciidamadoode keentay dhamana goobaha dagaalka iyadoona hub kii dowladana lagu wareejiyey waxaana la soo warinayaan in AMISON ay xiligaan dagaalka iskula jiraan hogaamiyasha dagaalka Muqdisho oo iyagu cadaawtinimo gaamuurtay kala dhaxeeyo xoogag islaamiyiinta dagaalka wado Soomaaliya oo dhowrsano ka hor kula dagaalamayeen wadooyinka MuqdishoSii Akhri
No comments:
Post a Comment