Wednesday 18 August 2010

Meles: Kooxda reer Cabdille wadahadal baa inoo socda halka kooxda reer Isaaq ay wadahadal diiday (Video)

Addis Ababa, 14-Aug-2010 - Ra'isulwasaare Meles Zenawi, oo la hadlayey warbaahinta dalka iyo tan caalamiga ah, ayaa shaaca ka qaaday inay jabhadda ONLF u kala baxday labo koox, kuwaasoo kala ah koox reer Cabdille ah iyo koox reer Isaaq ah, wuxuuna sheegay in dowladda ay wadahadal kula jirto kooxda reer Cabdille, halka kooxda reer Isaaq ay ku gacanseydhay wadahadalka dowladda.
SII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...