Saturday 4 December 2010

Saraakiisha hogaamisa ciidamada ka dagaalama degmada Hodan oo kala cadeeyey cida ay ka tirsan yihiin Xisbul Islaam iyo dowladda Somalia

araakiisha hogaamisa ciidamada kula dagaalama degmada Hodan ee gobolka Banaadir dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ayaa manta shir jaraa’id ku kala cadeeyey cida ay sida rasmiga ah uga tirsan yihiin ka dib markii maalmihi la soo dhaafay ay soo baxayeen warar iskhilaafsan oo ku saabsan cida ay hoos tagaan Xisbul Islaam garabka Indhacade iyo dowlada Somalia. Dhame C/qaadir Cabdulle Xuseen oo ka mid ah sarakiisha ciidamada ku sugan degmada Hodan ayaa sheegay in ciidamada ka dagaalamaya degmadaasi ay hoos tagaan kana tirsan yihiin dowladda Somalia, isagoo meesha ka saaray iney ka amar qaataan Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo hogaamiya garab ka tirsan Xisbul Islaam oo dhowaan sheegay inuu ka baxay dowladda.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...