Monday 27 December 2010

DEG DEG: Warar sir ah oo Shaaca ka Qaaday Wadanka Maalgalinta Siinaya Shirkada Saracen International

Muqdisho (RBC) Sida ay sheegeen ilo wareedyo qarsoodi ah oo ku dhow xafiisyada madaxda sare ee DKMG Soomaaliya waxaa RBC Radio ay heshey magaca wadanka dhaqaalaha siinaya shirkada Saracen International oo ah shirkad ay heshiis dhanka amaanka la gashay DKMG Soomaaliya. Ilo wareedka ayaa RBC u sheegay in wadanka ‘IMAARAADKA CARABTA’ uu yahay kan bixinaya illaa $10 milyan oo loogu talagalay in la siiyo shirkada Saracen International oo tababaro siineysa ciidamada DKMG isla markaana ilaalineysa masuuliyiinta sare ee dowlada.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...