Thursday 30 December 2010

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Soo Gaarey Puntland (Sawiro)

Gaalkacyo (RBC Radio):- Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Duqa Magaalada Muqdisho iyo wafdiga uu horkacayo ee gobolka Banaadir ayaa ku wajahan magaalada Garowe ee caasimada Dowladda Puntland halkaasi oo uu ka soconayo tartanka kubada cagta ee gobolada dalka Soomaaliya.
Wafdiga Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha gobolka Mudug Mudane Axmed Cali Salaad Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...