
Muqdisho RBC Radio) Marka la eego wadanka Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 14 ruux Halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 33 ruux.
Arintaan ayaa waxaa lagu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo ay RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya.
Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii Todobaadkaan oo ay taariiqdu ahayd Dec,25, Dagaalo iyo duqaymo xoogan ayaa waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Duqayntaan ayaa waxa ay sababtay dhimasho iyo dhaawac waxaaana inta la ogyahay ku geeriyooday ilaa iyo 2 halka ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 5 ruux oo kaleSII AKHRI
No comments:
Post a Comment