Monday 27 December 2010

Fu’aad Shongole oo Weerar Afka ah ku Qaaday Saraakiisha Sarsare ee Shabaab, Walaacna Ka Muujiyey Hab Dhaqanka Shacabka ee Shabaabka (Warbixin Xasaasi ah)

Muqdisho (RBC) Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf [Shongole] oo ka mid ah saraakiisha waaweyn ee xarakada Shabaab isla markaana madaxa arimaha dacwada ayaa markii ugu horeysay wuxuu ka digay hab dhaqanka Shabaabka ay kula dhaqmaan shacabka ku hoos nool gobolada ay maamulaan.
Sheekh Fu’aad oo shalay khudbad dheer ka jeediyey masjid ku yaala degmada Afgooye ayaa ka hadlay isku biiristii Xisbul Islaam iyo Al Shabaab isagoo dulmi ku tilmaamay dagaaladii dhexmaray Shabaab iyo Xisbul Islaam ee ka dhacay degmooyin ay ka mid tahay Buurhakaba oo Xisbiga lagala wareegay.
Wuxuu Sheekh Fu’aad yiri “Ninka qoriga watow ogow Alle ayaa kaa xoog weyn taas ku talagal”, hadalkaasi oo dadka badankiis ku fasireen in awood Shababku u isticmaalay Xasan Daahir Aweys oo ay hubkiisii kagala waregeen.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...