Tuesday, 28 December 2010

Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen askar ka goosatay ciidamada dowladda Soomaaliya

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ku soo bandhigay labo askari oo ay sheegeen iney ka soo goosteen ciidamada dowlada Somalia ee ku sugan hareeraha magaaladaasi, iskuna soo dhiibeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.

Labada askari ee la soo bandhigay ayaa warbaahinta u sheegay in sababaha ay uga soo goosteen ciidamada dowlada Somalia ay tahay ka dib markii ay ku qanci waayeen sida ay sheegeen iney ka sii mid ahaadaan ciiidamadaas, ayna go’aan sadeen iney ku soo biiraan ciidamada Al Shabaab.Sii Akhri

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...