Friday 17 December 2010

Sheekh Shariif: Qof Kasta oo Dagaalka Joojiya Waan Soo Dhaweyneynaa Xataa Xasan Daahir Aweys

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif  Sheekh Axmed oo maanta khudbad ka jeediyey masjidka ‘madaxtooyada’ ka dib salaadii Jimcaha ayaa si gaar ah uga hadlay khilaafka soo kala dhexgalay ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo mucaarad ku ah dowlada isla markaana kula dagaalamaya Muqdisho. Sheekh Shariif ayaa ugu horeyn ka hadlay aragtiyada kaladuwan ee ay kala qabaan labada kooxood isagoo sheegay in wax kasta oo labada kooxood isku hayaan aysan ahayn diin. Wuxuuna Sheekh Shariif dadkii dhageysanayey u sheegay in loo baahan yahay in diinta la barto si qof kastau fahmo wixii khalad ah iyo wixii sax ah.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...