Friday, 31 December 2010

Amiirka Ugu Sareeya Al-Shabaab oo Markii ugu Horaysay ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Gobalada Soomaaliya (Dhageyso)

Muqdisho RBC Radio) Inta badan gobalada wadanka Soomaaliya waxaa ka taagan abaaro kuwaasi oo saamayn balaaran kuyeeshay dadka iyo waliba duunyada ku nool gobalada Soomaaliya oo ay haatan hala keeyeen abaaraha.
Markii ugu horaysay ayaa waxaa ka hadlay abaaraha ka jira Soomaaliya Hogaamiyaha ugu Sareeya Kooxda Al-Shabaab Sheekh Muqtaar Sheekh C/rixmaan Abuu Subayr waxa uuna sheegay in haatan inta badan golada Soomaaliya ay ku dhufteen abaaro.Sii Akhri

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...