Ururka Al-shabaab oo dhawaan uu kusoo biiray Xisbul Islam, ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo ka dhan ah DF iyo AMISOM, iyagoo u yeertay dagaalyahanada Al-Al-Qaacida ee caalamka ku firisan.
Afhayeenka Al-shabaab Sh. Cali Max'ud Raage [Sh. Cali dhere], oo ka hadlayay shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho maalin ka hor, ayaa ugu baaqay dagaalyahanada Al-Qaacida inay yimaadaan Somalia, si ay gacan ugu siiyaan dagaalka ay xukunka kaga tuurayaan DF.
"Walaalaheena caalamka, waxaan ugu baaqaynaa inay yimaadaan Somalia, si ay noo caawiyaan, si ay gacan noogu siiyaan dagaalka aan kula jirno DF iyo AMISOM, uuna u sii socdo jihaadka Bariga Afrika" ayuu yiri Sh. Cali dhere oo ka hadlayay shir jaraa'id oo lagu shaaciyay midowga Xisbul Islam iyo Al-shabaab
.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment