Sunday 19 December 2010

Amisom oo si Weyn uga Shakisan Heshiiska Puntland & DKMG la Galeen Shirkada Saracen International & Faahfaahin Dheeri ah oo la Ogaaday (Warbixin)

Muqdisho (RBC) Warqad ay qoreen saraakiisha sare ee hawlgalka ciidamada Amisom ee kusugan magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in Amisom ay si weyn uga shakisan tahay shirkada Saracen Interntional taasoo heshiis dhinaca amniga ah ay la galeen DKMG Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland.
“Amisom waxay dooneysaa in faahfaahin buuxda laga siiyo waxa ay tahay hawsha shirkada Saracen International ee la sheegayo in dhinaca amniga loo soo kireystay, taasoo ka hawlgaleysa gobolka waqooyiga ee Puntland.
Hawlgalka Amisom waxaa uu ka shaqeeyaa magaalada Muqdisho, waxaana uu si weyn ula socdaa dhaqdhaqaaqyada amni ee gudaha wadanka Soomaaliya. Anagu runtii ma fahamsanin illaa hadda waxa uu noqon karo waajibaadka shirkadan… sidaas darteed Amisom waxay dalbaneysaa faahfaahin dheeri ah in laga siiyo shirkadan”. Sidaasi waxaa lagu yiri warqad ay qoreen hogaanka ciidamada Amisom eek u sugan magaalada Muqdisho taasoo loo diray xafiiska madaxweyne Sheekh Shariif bartamihii bishii November.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...