
Jimcihii Salada qudbada kadib waxaa masaajidyada Suuqa bakaraha ka istaagay dhoor Saraakiil oo ka tirsan ciidamada Al-Shabab kuwaasi oo aad u weeraray Siyasada sare ee Al-Shabab
Sheekh Fu'aad Maxamed Qalaf (shongole) oo ah madaxa dacwada ama dhiiri galinta ciidamada ee Xarrakada Shabaab ayaa shalay ka hadlayay madjid ku yaala bartamaha Suuqa Bakaaraha kaasi oo si cad u sheegay in dadka mujaahidiinta ah looga baahanyahay in ay banaanka isa soo dhigaan, isla markaana mowqifkooda cadeeyaan.Read More
No comments:
Post a Comment