Saturday 15 January 2011

Kaluumeysatada Soomaaliland Oo Sameeyay Dibadbax Balaaran

Seylac (RBC Radio):- Kaluumeysatada maamulka Soomaaliland ayaa maanta ku dhaqaaqay mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliland.
Kaluumeysatada magaalada Seylac ayaa maanta sameeyay dibadbax balaaran waxayna sheegeen in ay ka soo horjeedaan maraakiib shisheeye oo jariif ba’an ku haya kheyraadka badda Soomaaliland gaar ahaan kaluunka noocyadiisa kala duwan, waxaana sidoo kaluumeysatadu ka dacwoonayeen shirkad kaluunka ka ganacsata oo si gaar ahaaneed uu deegaanada maamulkaasi ula yimid Wasiirka Kaluumeysiga ee Soomaaliland.Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...