Saturday 15 January 2011

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Ceyriyey Labo Wasiir oo ka mid ahaa Xukuumada & Xaabsade oo Wasiir laga Dhigay

Hargeysa (RBC) Madaxwrynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta golihii xukuumada ka saaray labo wasiir oo ka mid ahaa isagoo xil wasaaradeed markii ugu horeysay u dhiibay Axmed Cabdi Xaabsade oo ka soo jeeda gobolka Sool.
Wareegto uu ku saxiixan yahay afhayeenka madaxtooyada C/laahi Cukuse ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu isbedelkan uu u go’aansaday isagoo eegaya dastuurka iyo hab dhismeedka xukuumadiisa.
Wasiirada la ceyriyey:
1- Wasiirkii Kalluumeysiga Dr Maxamed Yaasiin Xasan
2- Wasiirkii Boostada iyo isgaarsiinta C/risaaq Ibraahim Maxamed
Wasiirada cusub:Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...